• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Dowladda Federalka Somalia oo sheegtay inaysan wax Heshiis lagu wadaagayo Wax-soo-saarka Shidaalka iyo Gaaska Somalia la gelin hal Shirkad oo keliya

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 31, 2015
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Federalka Somalia, Mohamed Mukhtar Ibrahim  ayaa ifaafaalo wanaagsan ka bixiyey rajadda laga qabo Hawlaha sahminta iyo soo-saarka Shidaalka ee Somalia.

Wasiirka waxa uu tilmaamay inuu dalka Somalia ka soo kabanayo colaadihii iyo burburkii, isla markaana ay jiraan fursaddo badan oo looga faa’ideysan karo Kheyraadka Dabiiciga ee uu Rabbi ku galadeystay dalkeenna.

“Waan soo dhaweynaynaa Maalgashadayaasha iyo Shirkadaha Caalamka, waxaana loo baahan yahay inay garwaaqsadaan Fursadaha dahabiga ee Somalia” ayuu yiri Wasiirka oo intaasi ku daray in rajo dhiiri-gelin leh ka soo baxeen Sahminta Shidaalka iyo Gaaska ku jira Badda iyo Berriga Somalia.

Wasiirka waxa uu intaasi ku daray in Kheyraadka Dabiiciga kaalin muhiim ah ka qaadan karaan Kobaca Dakhliga Gudaha ee Dowladda Federalka, isla markaana aysan Dowladda Federalka ku degdegi doonin Heshiisyo wax u dhimi kara awoodda Dakhli-abuurka Dowladda Federalka Somalia.

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Federalka Somalia, waxa uu tilmaamay inaysan Dowladda Federalka Somalia wax Heshiis lagu wadaagayo Wax-soo-saarka (Production Sharing Agreement) la gelin Shirkad keliya oo dhinaca Shidaalka.

“ Waa Waxaan waxba ka jirin wararka iminka sheegaya in ay Dowladda Somalia iyadoo indha xiran iska gelayso Heshiisyo la xiriira Shidaalka iyo Gaaska” ayuu yiri Wasiirka oo hoosta ka xariiqay in 100% Kheyraadka Dabiiciga uu ku jiro gacanta Ummadda Somaliyeed.

Hadalkiisa ayaa waxa uu ku soo beegmay, iyadoo uu Guddoomiyaha Shirkadda Soma Oil and Gas Holdings Limited, Michael Howard soo bandhigay Qorshe qabyo ah oo la xiriira Heshiis ay la geli doonaan Dowladda Somalia, oo ku adaan Saami-qeybsiga Shidaalka Somalia, ee la filayo in la iib-geeyo sannadka 2020-ka.

Micahel Howard oo horey Mudane uga ahaan jirey Xisbiga Konserfatiifka ee dalka Britain ayaa sheegay inay doonayaan inay Dowladda Federalka Somalia  ballanqaado inay bixin doonaan 90% Kharajka Sahminta Shidaalka laga baarayo Berriga iyo Badda Somalia.

Sidoo kale, Shirkadda Soma Oil and Gas Holdings Limited, waxay soo bandhigtay haddii uu halkii Fuusto oo shidaalka gaaro qiimihiisu 70 Dollar ilaa 150-Dollar inay Shirkadda heli doonto macaash dhan 70%  wax soo saarka ugu horreeya ee 25,000 oo Fuusto.

Wargeyska The Blooomberg ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa soo bandhigay Qoraalka Qabyadda ee  Kharajka Wax-soo-saarka iyo Saami-qeybsiga Shidaalka Somalia ee ay la geli doonaan Dowladda Federalka Somalia.

© Warqabadka Dalsan Radio

Previous Post

Ictiraafka Somaliland ma in lagu gorgotamo baa Qaxootiga ka soo labaanayo Dagalladda Yemen ?

Next Post

Somaliland authorities order unconditional welcome of refugees

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Next Post

Somaliland authorities order unconditional welcome of refugees

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Labada Dal Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada...

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta marti gelin doonta qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka, kuwaasoo horey u...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
  • Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
  • Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00