Barnaamij gaar ah: Dhisidda Bulshooyin adkeysi u leh abaaraha ka dhaca Soomaaliya, Waxaa Barnaamijkan Taabagelinaya Hay”adda USAID Radio Dalsan ayaad kala socotaan iyo Baraheena Bulshada.
Dooda waxaa Ka qeybgalaya Maxamed Dugoow agaasimaha arimaha Bulshada madaxtooyada iyo Wayaki Moalim oo Ka Mid ah madaxda SODMA
Soojeediye: Wariye Xasan Laki Salaad Xasan