Maxamed Cabdi Dhega cade, oo ka tirsan saraakiisha maamulka Jubaland oo wareysi siiyay idaaacadda Daslan ayaa waxaa uu faafaahin ka bixiyay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaank Hargeysa yareey oo ka tirsan degmada Jilib ee Gobolka Jubalada Dhexe.
Sarkaalka ayaa sheegay in Al Shabab ay diyaaradaha ay beegsadeen saldhigyadooda.
Halkaan ka Dhegeyso.