Dhageyso:Xildhibaan Caasha koos oo ka hortimid in Xildhibaanada cusub lagu tilamamo kuwa kusoo baxay lacago iyo hanaan musuq maasuq la xiriira.

Xildhibaan Caasha Maxamuud Cumer Caasha Koos oo kamid ah Xildhibaanada Cusub ee dib loo soo doortay ayaa sheegtay in Xildhibaanada Cusub aan lagu tilmaami Karin kuwa kusoo baxay lacago iyo hanaan la xiriira Musuq Maasuq

Xildhibaan Caasha Koos oo Jimcihii Maanta Marki u aheyd Barnaamijka Dooda Dalsan ayaa hoosta ka xariiqday In loo baahan yahay in la arko wax qabadka Baarlamaanka Cusub oo aan laga hordhicin

Halkaan ka dhageyso Warbixin uu inoo diyaaryay Wariye C/naasir Socdaal.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor