C/raxmaan Max’ed Cismaan Seyruuq oo ahaa Wasiiru dowlihii qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ee Maamulka Gal-mudug ayaa sheegay ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay maamulkaas.
Wareysi uu siiyay Idaacadda Dalsan ayuu ku sheegay in Madaxda maamulkaas ay ku tagri faleen awooda maamul taasina ay sababtay in uu sii wadi waayo howshii uu ugu magacawnaa Gal-mudug.
Halkaan ka dhageyso Wareysiga.