Dhageyso:Qeybta 26aad Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media Action

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij  aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga Barnaamijka ayaa noqonaya mid todabaadle ah.

Waxaad ka dhageysataan Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm.

Barnaamijkan waxaa naga taageeraya Hayadda BBC Media Action waxaana maalgalineysa Hayadda iskaashiga caalamiga ah ee u qaabilsan Dalka Norway ee marka magaceeda lasoo gaabaabiyo loo yaqaanoNORADwaxaadna ka dhagesaneysaan   Radio Dalsan

Farsamadii:-  Maxamed Xuseen Maxamed {Xusni}

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka

Comments
Loading...