• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Laamaha amniga oo gacanta ku dhigay Dad abuurayay Colaad

Bilan Media by Bilan Media
April 18, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka ee Guutada 15aad ee ka howlgala Galmudug ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka sameeyay duleedka Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud iyo deegaano kale oo hostaga degmadaas.

Howlgalka Ciidamada Xoogga ayaa inta uu socday waxaa lagu soo qabtay dad lagu eedeeyay inay duugis ku sameeyeen Baraago ay dadka Biyaha ka cabaan iyo guryo la dumiyey.

Taliska Ciidamada Guutada 15aad ayaa sheegay in dadka deegaanka Balanbale ay uga timid cabasho ku aadan dhanka amniga, taasi oo ay ku hayeen dad hubeysan oo duugis ku sameeyay Baraago biyo laga cabo, isla markaana ay Ciidamada Jawaab ka bixiyeen arrintaas.

“Iyadoo Laga Jawaabayo Fariimo bulsho oo laxariira Adkeynta Amniga Aaga kusuntan inaan hub lagu qaadan karin cabir fogaantiisuna tahay 18km oo Jiha Kasta uga baxsan degmada balanbal ayaa si loo fuliyo waxaa howlgal aagaas ka sameeyey Ciidamada Guutada 15aad waxaana howlgalkaas lagu soo qabtay dad lagu soo eedeeyey inay ka danbeeyeen duugis lagu sameeyey baaraago iyo guryo la dumiyey” ayaa lagu yiri War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Guutada 15aad ee Galmudug.

Ugu dambeyntii Saraakiisha hogaaminaysa Ciidamada howlgal sameeyay ayaa u digay dadka ku dhaqaan deegaanadaas inay ku kacaan falal amni darro, iyagoo ugu baaqay in nabada laga wada shaqeyo.

Si kastaba duleedka Balanbale iyo deegaano hoostaga ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay dagaal beeleed geystay khasaaro isugu jira dhimashom iyo dhaawac, kuwaasi oo salka ku haayay dilal la xiriira Aanooyin qabiil iyo Ceel biyoodyo.

Previous Post

Dowladda Somalia oo ka hadashay geeridii Xildhibaan Aadan Jamhuuriya

Next Post

Taliye Ciidan oo lagu dhaawacay Dhagxaan Culus oo lagu weeraray

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Next Post

Taliye Ciidan oo lagu dhaawacay Dhagxaan Culus oo lagu weeraray

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) ayaa maanta xarunta saddexaad ee baasaboor bixinta ka furtay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir. Munaasabadda...

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa maanta weerar ballaaran ku qaaday fariisimo ay...

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Magaaladda Muqdisho waxa ku da’ay roobab xooggan oo sameyn ballaaran ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka. Roobkan oo da’ay...

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

by Liban
May 20, 2025
0

ADDIS ABABA – The Federal Member State of SSCKhaatumo took part in the ID4Africa 2025 Annual General Meeting (AGM), a...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration
English News

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?
English News

Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Charles King Lands in Mogadishu as New UK Ambassador
English News

Charles King Lands in Mogadishu as New UK Ambassador

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
  • Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
  • ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
  • SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00