Kadib kulan ay wada qateen masuuliyiin katirsan Puntland iyo Ganacsatada gobolka Bari ayay go’aan ku gareen in hoos loo dhigo qiimaha la sarifo lacagta Dolarka oo hada sarakac xoogan uu ka jira degaanada Puntland.
Wasiirka maalyada Puntland C/laahi sheikh Axmed oo kulanka kadib la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in muhiim ay tahay in qiimaha sarifka la dajiyo si uu buu yiri ay ugu sahlanaato dadka taagta daran iyo kuwa abaaruhu sameyeen ay uga faideystaan.
Halkaan ka dhageyso