Qoyskaan oo ka kobnaa 9-ruux ayaa daganaa degaanka Bufoow ee Gobolka sh/hoose waxana ay ku geeriyodeen Madfac ay soo rideen ciidanka Amisom ee ku sugan nawaaxigaas.
Max’uud C/laahi oo kamid ah ehelada qoyskaas ayaa Dalsan u sheegay in dhac dadaas oo hada laga joogo dhowr bilood ay ka bad baaday Gabar yar taas oo iyaduna cafimaad ahaan hada aad u liidata waxana uu dowlada federaalka ka codsaday in ay arinta gabadhaan iyo falkaanba waxka qabato.
Halkaan ka dhageyso