Diblumaasi Max’ed Max’uud Nuur Caalim oo wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in aysan suuragal noqon Karin doorashada Madaxweynaha ee la filaayo daba yaaqada bishaan in ay ka dhacdo Somalia gaar ahaan Muqdisho.
Waxa uu sababta ku tilmaamay in qaab qaldan loo maray doorashada kuraasta aqalka hoose kuwaas oo ay hada ka taagan yihiin is qab qabsi xoogan islamarkaana la sheegay in qaar kamida xildhibaanada la doortay dib loogu celin doono doorashooda.
Halkaan ka dhageyso.