Wararka maanta naga soo gaaraya magaalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamo mushaar la’aan ka gadoodsan ay maanta dib u la waregeen xarunta Bankiga Gaalkacyo.
Ciidankaan ayaa la sheegay in markii ay halkaan gacanta ku dhigeen durba ay soo gareen ciidamo kale oo katirsan Puntland halkaasna ay rasaas isku waydarsadeen taas oo aan la sheegin qasaaraha ka dhashay.
Weriyaheena Mahada Ameerica ayaa soo sheegaya in xaaladu ay maanyta kacsan tahay isla markaana ay san jirin wax dhaq dhaqaaq ganacsi ah oo Gaalkacyo ka jira.
Halkaan ka dhageyso.