Ciidamada Puntland ayaa maanta la wareegay qeyb kamida degmada Qandala ee Gobolka Bari halkaas oo ay mudooyinkaanba gacanta ku hayeen ciidamada kooxda Daacish.
wararka ayaa sheegaya in ciidamada Puntland oo dhowr jiha weerarka ka qaaday ay galeen kuwaas oo xiligaan baaritaana bilaabay.
dhinaca kale ciidanka Daacish ayaa iyaguna ku sugan qeybta kale ee degmadaas waxaana degmada hada ay noqotay mid ay iskula jiraan laba ciidan.
Halkaan ka dhageyso