Sayid Cali Baafo oo ah Gudoomiye ku xigeenka Gudiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay jireen cabashooyin horay uga tagnaa kuraasta aqalka hoose ee maamulkaas taas oo xiligaan xal laga gaaray.
Waxa uu sheegay in qaar kamida odayaasha 135-ee kasoo jeeda degaanada maamulkaas iyo Gudiga doorashada ay iska kaashadeen xalinta dacwadahaas kuwaas oo uu sheegay in sidoo kalana xalka laga gaaray loo gudbiyay gudiga xalinta qilafaadka.
Halkaan ka dhageyso