Cadaado(Radio Dalsan):- Xildhibaan C/laahi Iimaan Afrax oo kamid ah xildhibaanada maamulka Galamaudug oo lahadlayay idacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay in maanta ciidamo hubeesan ay rasaaseeyeen xildhibaano ka tirsan baarlamanka maamulka Galmudug kuwaas oo ku wajahnaa xarunta ay ku shiraan ee kutaala magaladaasi
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka