Xildhibaanad Ubax Tahliil Warsame oo kamida Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda dhinaca galmudug islamarkaana xubin ka ah wafdiga uu hogaaminaayo Ra’iisulwasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa rajo wanaagsan ka muujisay nabad ka dhalata magaaladaasi.
Dhageyso Wareysiga Xildhibaanadda aysiisay Radio Dalsan.