Tan iyo markii ay Muqdisho heshiis ku kala saxiixdeen Muqdisho ayaa waxaa soo baxayay dadka qaar oo dhaliilo u muujinayay, isla markaana ka soo horjeeday iyo kuwo taagero u muujinayay.
Ugaas Cabdi Daahir oo ka mid ah Waxgaradka ku nool deegaanada Galmudug ayaa waxaa uu sheegay in heshiiskaas ay taagersan yihiin isla markaana cidii iskudayda in ay carqaladeyso asyan ku guuleysan doonin.
Sidoo kale Ugaaska ayaa waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in xalku uu yahay in khilaafka laga gudbo, isla markana wax walba hehsiis laga gaaro.
Hoos Ka Dhageyso Codka Ugaas Cabdi Daahir.