Marka(Radio Dalsan):- maxamed Ciise oo kamid ah saraakiisha ciidamada kusugan qeebo kamid ah magalada Marka ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa been abuur ku tilmaamay warar labaahiyay oo laxariiray in gudaha magalada Marka ay ku dagaalamayaan ciidamo maleeshiyaad ah oo labo beelood taabacsan
sarkaalkan oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa sheegay dagaalkan inuu u’dhaxeeyo ciidamada dowlada iyo Al-shabaab
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka