Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay qaraxii shalay gelinkii dambe ka hacay Isgoyska zoobe ee Magaalada Muqisho kaas oo dad shacab ah ay ku dhamaadeen.
Waxa uu sheegay in qaraxaan laga dhaxlay laba ujeedo oo kala ah in  fariintii u dambeysay ee Al-Shabaab  u soo direen Shacbka Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale waxa uu sheegay in qaarxaan uu ahaa musiibo isla markaana taasi ay muujineyso in ay Al-Shabaab ka anxeynin dhibaatada gaareysa Shacabka Soomaliyeed iyaga oo laayay dd farabadan oo shacab ah.
Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha