Dhageyso: Qof Rayid ah oo lagu Dilay Degmadda Buurhakabo

Ninka La dilay ayaa ahaa qof reer Miyi ah iyadoona lagu waramay in  dilka ay geesteen ciidamadda Amaanka ee Degmadda Buurhakaba Sida uu idaacadda Dalsan u sheegay qof Kamida Dadka Deegaanka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor