Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga iyo kuwa guualaha ka gaaray Barnaamijka ayaa noqonaya ah todabaadle ah.
Waxaad ka dhageysataan Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm.
Barnaamijkan waxaa naga taageeraya Hayadda BBC Media Action waxaana maalgalineysa Hayadda iskaashiga caalamiga ah ee u qaabilsan Dalka Norway ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano NORAD waxaadna ka dhagesaneysaan Radio Dalsan.Barnaamijka waxaa Si wada Jir Ah U Soo Jeedinaaya; Xasan Salaad Xasan {Laki} & Farxiyo Maxamed Xuseen {Muraad}
Farsamdii:- Maxamed Xuseen Maxamed {xusani}
Halkaan Ka Dhageyso