Cumar Cabullaahi Faraweyne gudoomiyaha Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntlan ayaa shegay in Siyasiyiinta la xiray ay ahaayeen kuwo hareer maray Sharciga u degsan Puntland.
Waxa uu sheegay in Siyaasiyiintaas ay dhisteen Madal taas oo khilaafsan Dastuurka Puntlan, isla markaana cid kasta oo shrciga ku xadguubta talaabo laga qaadi oono.
Sidoo kale waxa uu sheegay in adkaas ay ahaayen kuwo fowo iyo qas waday isla markaana meelo kale laga soo abaabulay sida uu hadalka u dhigay.
Sikastaba shalay C/rixmaan Dhagaweyne oo ka mi ah Siyaasiyiinta la xiray ayaa shalay sheegay in xarigooa uu yahay mi lagu caburinayo.
Hoos Ka Dhageyso Codka Cumar Faraweyne