Madaxweynaha Somalia xasan sheikh Max’uud ayaa maanta xariga ka jaray wadada wadnaha ee magaalada oo dib u dhis uu ka socday mudooyinkii.
Dhismaha wadadaan ayaa waxa iska kaashaday Dowlada hoose ee Xamar iyo Ganacsato Somaliyeed kuwaas oo dhismaheeda kasoo bilaabay Isgoyska tarabuunka iyo Isgoyska Degmada karaan.
Madaxweynaha oo goobta xarig jarka ee wadadaas ku sugnaa ayaa waxaa ku wehlinayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Masuliin kale.
Halkaan ka dhageyso