C/weli Max’ed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maanta gaaray Degmada Carmo ayaa sheegay maruu shacab badan oo isu soobaxay kula hadlayay gudaha degmadaas in dagaalka ka soconaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ay ka wada qeyb qaada nayaan Al shabaab,Daacish iyo Dowlada Federaalka sida uu hadalka u dhigay.
Waxa uu tilmaamay in puntland ay ka hortagtay awooda has badan ee is biirsaday islamarkaana ay gacan ka heleyso shacabka ku dhaqan magaaladaas inkastoo badi ay ka barakaceen.
Halkaan ka dhageyso