{Dhageyso}:- Madaxda Maamul Gobaleedyada iyo Dowladda dhexe oo ka hadlay Ahmiyadda Wadahadalada Ahlusunna iyo Galmudug

Waxa ay war rasmi ah ka soo saareen Madaxdaan oo Muqdisho malmahaan ku shirsana wada hadalada dhaexmari doona Labada Maamulada k ala ah Ahlusunna Al-jamaaca iyo Galmudug oo Todoobaadkaan ka shiri doona Arimaha Siyaasadeed ee u dhaxeeya.

War Saxaafadeed ay soosaarenn Madaxdaan ayaa waxa ay ku sheegeen in muhiimad weyn ay leeihiin wadahadalada u dhaxeeya Maamuladaan si loo helo maamul mideysan oo ay ku qanacsanyihiin Shacabka ku nool Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Halkaan Ka Dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media