• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(Maqaal): Nolosha Facebook

Bilan Media by Bilan Media
April 17, 2017
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
6
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Facebook oo ka mid ah baraha bulshada waxa uu qeyb ka noqday nolosha aadanaha.

Dad ayaa kugu soo darsanaya Facebook, kuwa ayaa ku soodaba-galaya, kuwa xanibaad ayey muteystaan, kuwa iskood ayey          uga  baxaan saaxiibtinimada bugga ah, kuwa ayaa  iska barta, kuwa ayaa iska shukaankada, kuwa ayaa iska guursada, kuwa ayaa aqoon kala kororsada, kuwa ayaa badownima la soo baxa, kuwaa aqoon daran  kuwo ayaa qabyaaladda iyo naceybka ku faafiya, kuwa ayaa sawiro qaawan isku soo bandhiga, kuwaa yaab aroor been ah iyo catow la soo baxa si ay caan u noqdaan !

Facebook waxaa  lagu sheegaa dowladaan saldhig laheyn oo dadka adeegsada ay u badan yihiin kuwa u qabatimay sida balwada oo kale, kuwo qeybna ka  noqday howl maalmeedkooda shaqo.

Facebook waxa uu lumiyaa waqti xadkabax ah, waxa uu kala dareeriyaa  laba is jecleyd, waxa uu colaad ka dhex huriyaa qoysas, qabiillo, dowlado  iyo dad nabad kuwada noolaa !

Facebook waxaa lagu sheegaa rug madadaalo, maad iyo qosol leh, balse kulansada dad la hiraan-hiray hadallo laabtoodu buuxiyay ha noqdeen kuwa ehel u ah aqoon oo maskaxdooda tuujiya, kana soo saara murti, kuwa ku bandhiga aragtiyadooda siyaasadeed, kuwa olole doorasho kufushada, kuwa ganacsigooda ku buunbuuniya iyo kuwa kale oo dhaan-raaciyo dhowaan-gal ah oo dhaqankoodu yahay inay akhristaan qoraallada dadka, xatooyana kula dhaqaaqaan, iyaga oo isku sheegaya inay yihiin kuwa wax alifa oo af iyo maskax-maal ah, waxaase jira kuwa kale oo jooge-maqan ah ! dhug iyo dhaayo aanlaheyn!,

Waxaa dhiba akhriska, waxa ay ku mashquulaan daawashada heesaha iyo inayku soo galaan bartooda Facebook “Live” waa dad kalaujeeddo ah, ninba dhan u badi !

Nolosha dunida waa mid ka buuxda kala duwanaansho.

Dhammaan way kuu dhow yihiin.
Dhammaan way kaa fog yihiin.
Qof waliba wuu ku yaqaanaa.
Adiguna qofna ka garanmaysid !

Kalama aqoonsan karid lab iyodhedig waxa ay yihiin dadka aad aragtid sawiradooda, kuwa magac bad badalashada badaniyokuwa muuqooda qariyay.

Kalama garan kartid kuwa doorbidid “Like” iyo faallo bixin “comment” ku deeqawaxa aad soo bandhigto, ha u qaadan dadkaasi in jaceyl, qabiil iyo tolnimo kaala dhexeyso ee ogsoonow waxa ay la dhaceen aragtidaada ha noqoto mid toosan ama mid qalafsan.

Facebook waa tuullo ay ku kulmaan kuwa waalan, kuwa  caqli leh iyo kuwa dib u socod ah.

Facebook waxa uu  fursad kuu siinayaa inaad wax akhrisatid, daawatid, dhageysatid iyo qortid. Waxa lagu soo bandhigo intabadan lama rumeysan karo jiritaankooda, waa goob u furan qof waliba oo guux uu ku jiro si uu ugu hor hunqaaco dad kala aqoon iyo dhalasho duwan.

Facebook micno  ahaan Af Soomaali waa Fool buug/ Weji-buug, wax kale ma ahan waa kan soo saari kara shakhsiyadaada, dabcigaaga iyo dad la dhaqankaaga.

F.G: Maqaalka waxa u Aragti ahaan gaar u yahay qofka ku saxiixan, mana ah Qoraal ka turjumaya Argtida Radio Dalsan

W.Q. Ali Abdi Ali Hoshow

Twitter: @AliHoshow

Email: [email protected]

Previous Post

{Dhageyso}:- Madaxda Maamul Gobaleedyada iyo Dowladda dhexe oo ka hadlay Ahmiyadda Wadahadalada Ahlusunna iyo Galmudug

Next Post

WFP oo baaraysa qarax shaqaalaheeda lagula eegtay duleedka Muqdisho

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

May 14, 2025
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

May 14, 2025
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Next Post

WFP oo baaraysa qarax shaqaalaheeda lagula eegtay duleedka Muqdisho

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya...

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Koox ka kooban madax hore iyo hoggaamiyeyaal xisbi oo si weyn looga qadariyo siyaasadda Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah...

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay mowqifka Puntland ee ka bixitaanka madasha siyaasadeed ee dhawaan lagu...

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo si cad u...

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

"Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

"Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

"Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
English News

Wararka Idaacadda

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • “Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
  • “Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
  • Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
  • “Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00