(Dhageyso):- Madaxda Galmudug oo kahadashay sababta taliyaha ugu sareeya ciidamada Amisom u’tagay Cadaado.

Cadaado(Radio Dalsan):- madaxweyne kuxugeynka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa warbaahinta uga warbixiyay kulamo uu laqaatay taliyaha ugu sareeya ciidamada Amisom iyo abaanduulaha ciidanka militariga soomaaliya

Halkan Hoose Ka Dhageyso Madaxweyne kuxugeynka Galmudug

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor