Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jmhuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya dalka oo dahn uu gele doono xalad dagaal isla markana taasi uu amarkeeda bixiyay Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaajo.
Waxa uu sheegay in Maalinta Sabtida wixii ka dambeeya uu bilaabn doono dagaal ka dhan ah Al-Shabaab balse uu ka horeeyo kulan Deg Deg ah oo ay isugu imaanayaan Xildhibaanada laabda Aqal taas oo uu soo jeediyay Madaxweynaha.
War qoraal ah oo uu Twitter-ka soo dhigay Madaxweyne Farmaajo ayaa waxa uu ku sheegay in dalka Soomaaliya uu geli doono waqti dagaal isla markaana Shacabka iyo dowladda aan look ala hari doonin.
Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.