Muqdisho(Radio Dalsan):- Gudoomiyaha dagmada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose Xuseen Bare Maxamed (Jeex) oo lahadlayay idaacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay ciidamada Amisom in ay dad shacab ah iyo xoolo ubadan Geel ay ku laayeen inta u’dhaxeesa deegaanada Maryan-guuraay iyo Canbareey oo u dhow adagmada Baraawe
gudoomiyaha ayaa sheegay rasaasta ay rideen ciidamada Amisom in ay ku dhiteen labo qof oo xoolo dhaqata ah sidoo kalana ay ku la’meen in kabadan 60-neef oo Geel ah
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha