Muqdisho( Radio Dalsan):- Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo lahadlayay idaacda Dalsan ayaa waxa uu ka warbixiyay qarax xoogan oo caawa ka dhacay maqaaxi ku taala isgooska Tarabuunka ee dagmada Hodan
afhayeenka ayaa sheegay in qarax lagu aasay goob maqaaxi ah uuna ku dhintay hal qof o rayid ah sidoo kalana ay ku dhaawacmeen 12-qofood oo shacab ah wuxuuna beeniyay in ay ciidamo ku sugnaayeen goobta ay wax ka dhaceen
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Afhayeenka