Cadaado( Radio Dalsan):- Xildhibaan C/wali Cali Maxamuud oo kamid ah mudanayasha baarlamanka maamulka Galmudug sidoo kalana ah gudoomiyaha gudiga xeer hoosaadka baarlamanka Galmudug oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa sikulul kaga hormiyid go’aano ka soo baxay madaxweynaha maamulka Galamudug iyo gudoomiyaha baarlamanka maamulkaaasi
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka