Dhageyso:-Khamri Maanta lagu qabtay Dekada Muqdisho

 

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa waxa ay dekada Weyn ee Magalada ku qabteen Kuntuneero Khamri siday,kuwaas oo dekafa laga soo dejiyay.

Wariyeyaasheena oo ku sugan Dekada ayaa waxa ay sheegeen in goordhow Khamriga lagu wareejiyay mas;uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir.

Sidoo kale daqiiqadaha nasoo aadan ayaa la filayaa in Khamrigaas dekada lagu qabtay la gubo,si aan Magalada loogu gelin Ganacsi ahaan.

Hoos Ka Dhageyso Wariyaheena Farxiyo Muraad oo Sharaxeysa.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor