Wararka aanu ka heleyno degmada Xudur iyo degaano kale oo hoos taga ayaa shegaya in ciidamada dowladda Fedraalka Soomaaliya ay maanta halkaasi ay ka wadaan howlgalo lagusoo qaqabtay dad lala xiriirinaya dhaq-dhaqaqa Al-shabab.
Inta uu socday howlgalka ayaa la sheegay in lagu qabtay shabakado Al-shababa oo diyarinayay qaraxyo iyo weraro lagu qaado saldhigyada milatari ee dowladda Fedraalka Soomaaliya.
Sdoo kale waxaa la sheegay in la qabtay dad aan tiradooda la sheegin kuwaas oo ah tuhmanayaal,Hese,ahaate waxa ay shegeen sarakiisha dowladdu in ay sii deyn doonan ciddii lagu wayo dembi.
Dhageyso