Masuuliyiin ka tirsan maamulka Konfur Galbeed o la hadlay Idaacda dalsan ee magaalada Muqdisho aya ka digay in la siyaasadeeyo gargaarka bini,aadinimo ee loo sameynayo dadka ay abaaruhu aafeyeen.
Waxaa horay u jiray in la sameyay gudi xildhibaana ah oo ka soo jeeda deganada maamulka Konfur galbeed kuwaas oo ka shaqeynaya in la kaalmeeyo dadka abaaruhu ay sameyeen.
Halkaan Ka Dhageyso Codka