• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Maqal

Dhageyso:-Degmooyinkii Kaalmaha hore ka galay tartankii Bisha Ramadaan ee Idaacadda Dalsan oo la abaal mariyay+Sawirro

Bilan Media by Bilan Media
August 7, 2017
in Maqal, Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Munaasabad abaalmarin lagu Gudoonsiinayay degmooyinkii Kaalmaha hore ka galay Tartantii Bisha Barakeysan ee Ramadaan ee degmooyinka dalka ay u qabatay Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa Galabta lagu qabtay Howlka Beach View ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir,oo uu ka mid ahaa Agaasimaha Maamulka gobolka Banaadir,Masuuliyiin ka tirsn 17 degmo ee gobolkaan Banaadir iyo Wakiilo ka kala socday qaar ka mid ah degoominkii ka qeyb galay tartaankaas.

Gudoomiyaha degmada Dharkenley oo ah degmadii Kaalinta Koowaad gashay C/raxmaan Sayid Cali oo Goobta ka hadlay ayaa yiri.

”hambaliyo labada degmo iyo Degmada Wardhiigleey oo guuleesatay,dharkeyleyna  waxaa u rajeynaa sanadka kale in kaalmaha hore ay kusoo baxdo mahadsanidiin”

Axmed Cali Agaasimaha Xafiiska Gudoomiyaha  Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho oo ka mid ahaa Madaxdii lagu Casuumay Munaasabadda ayaa ka hadlay ujeedada Mamulka Gobolka Banaadir uu ka lahaa Maalingelinta tartankaan.

 “Maamulka Gobolka Banaadir ujeedadiisa tartankaan waxa uu ahaa in la dhiiragaliyo Dhalinyarada Waxbaratay saad la socotiin dadka Somaaliyeed 75% waa dhalinyaro dunidu Maantana aad bay u hormartay”

Ugu dambeyn Agaasimaha Radio Dalsan Xasan Cali Geeseey ayaa sheegay in Maamulka iyo Howlwadeena Idaacadda Dalsan uu micno weyn  ugu fadhiyay tartankaan.

”Micnaha Radio Dalsan iyo Gobolka Banaadir ugu fadhiyo Tartankaan waxa ay tahay in la abaalmariyo Dhalinayarada aqoonta ku tartantay iyo in ay soo bandhigaan aqoontooda cilmina ay ku tartamaan ,iyo horumarinta aqoonta iyo isdhexgalka”

Ugu dambeyn waxaa Gabagabadii la abaalmariyay degmooyinkii Kaalmaha hore ka galay tartaankaas kuwaas oo kala ahaa.

Degmada Dharkenley oo Kaalinta koowaad Gashay,Waaberi oo Kaalinta labaad Gashay iyo Warta-Nabadda oo si anshax ahaan ah loo abaal mariyay.

Sidoo kale waxaa halkaasi lagu abaal mariyay Wariyaashii tebinayay Barnaamijkaas kuwaas oo u dhabar adeegay in uu si huufan ku baxo Barnaamijkii Aqoon iyo Abaal Marin ee ka baxayay Bisha Ramadaan Idaacadda Dalsan lagana daawanayay Muqdisho Cable Tv.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariye Sleemaan Xaaji Axmed Raage kana Daawo Sawirrada

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2017/08/War-Sleymaan-Amaalmarintii-Tartanka-Ramadaanka-ee-Dalsan.mp3

 

 

 

 

 

 

 

Previous Post

Akhriso:-Heshiis dhexmaray Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif+Sawirro

Next Post

Dhagayso: Warka Habeen Ee Radio Dalsan

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Next Post

Dhagayso: Warka Habeen Ee Radio Dalsan

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Labada Dal Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada...

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta marti gelin doonta qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka, kuwaasoo horey u...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
  • Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
  • Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00