wararka naga soo gaaraya degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamadii xiriirka la lahaa kooxda Daacish ee shalay la wareegay halkaas ay isaga baxeen.
Dhinaca kale wararku waxa ay intaas ku darayaan in ay ciidamada Puntland ku sii wajahan yihiin si ay gacanta ugu dhigaan, isla markaana ay baaritaano ugu sameyaan.
Halkaan ka dhageyso.