Waxaa maanta buuq iyo gacan ka hadal uu dhexmaray ergadii dooraneysay xildhibaanada Golaha shacabka ee gobalada Waqooyi,waxana ay isla dhaceen kuraas markii dambe.
Ciidamada Aamaanka dowladda ayaa soo dhexgalay Ergada waxaana ay xabsiga dhigeen qaarkii kiciyay fowdada.
Dhageyso Warka