Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Cumar Maxamuud Maxamed Finish oo gaaray dalka koonfur Africa ayaa dardaaran u jeediyay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku ganacsata dalkaas.
Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ganacsiyaa ku leh dalka Koonfur Africa ayaa guddoomiyuhu waxa uu ugu baaqay in ay gacan ka geystaaan gurmadka loo samaynayo dadka uu saameeyay fatahaadda Wabiga magaalada Beledweyne.
Gurmadkaan ayuu tilmaamay in uu ka socdo dalka oo dhan hase’ahaate ay muujiyaan kaalintooda dhalinyarada Ganacsiga ku leh dalkaan in kasta oo ay wajahayaan culeys kaga imaanaya Burcad Koonfur Afrikaan ah.
Halkaan Ka Dhageyso Codka