Maamulka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa amaro ku soo rogay Ganacsatada ku nool Magaalada Boosaaso,ku Ganacsada kuwaas oo lgu eedeeyo in mararka qaar ay iibiyaan waxbayo dhacay.
Golaha degaanka Degmada Boosaaso ayaa wax ay sheegeen in Ganacsadihii Baqaarkiisa lagu arkaa isagoo ka Ganacsanaya alaabaha dhacay laga qaadi doono talaabo waafaqsan sharciga isla markaana uu museetan doono Xarig iyo Ganaas lacageed.
Sikstaba Shalay ayay aheyd markii Gudaha Magaalada Boosaso lagu gubay 100 kartoon oo ay ku jireen Cabitaano iyo Buskud dhacay kuwaas oo laga soo saaray Baqaaro badan oo kuyaala magaalada Boosaaso.
Hoos Ka Dhageyso Codka Golaha Deeganka Boosaaso