Dooda todobaadkan waxa ay ku saabsan tahay Taariikhda Macallinka Soomaaliyeed iyo Xaaladda uu hadda kusugan yahay madaama todobaadkan loo dabaaldagay Maalinta Macalinka Soomaalieed 21 November.
Barnaamijka waxaa marti ku ah Nuurto Maxamed Caddow oo ah Guddoomiye ku xigeenka Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed iyo Proff Maxamed Cilmi Tooxow oo in ka badan 40 sano ku shaqeynyay xirfadda Macallinnimo.
Waxa Soosaaray Soona Jeedinaya: Xasan Maxamed Daahir
Waxa Farsamenaya: Maxamed Cabdiraxmaan Xasan Maalin