DFS oo kala dirtay Masuuliyiintii rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir

 

War goordhow ka soo baxday xafiiska Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha xukuumada somaliya Cabddulaahi Cali Xasan ayaa lagu kala diray Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo ku xigeenadiisa.

Warka kasoo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershada xykuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegag in baaritaan muddo socday iyo cabasho ka jirtay hanaanka maga aabista maamulka rugta ganacsiga lagu kala dieay xubnahaan.

Ugu dambayntii Wasiirka Ganacsiga ayaa faray maamulka rugta Ganacsiga iyoWershadaha Soomaaliya in ay si dhaqsaha u soo magacaabaan xubnaha cusub ee rugta ganacsiga gobolka Banaadir.

Halkaan ka Akhriso Qoraalka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media