Alshabab ayaa maanta duubay Imaam magaciisa lagu sheegay Maxamuud Xaaji Xaamud, waxaana munaasibad ka dhacday  degaanka Al-Kowsar ee gobalka shabeelada dhexe
Munaasabada  Taaj  saarida  ayaa aheyd in Xaamud  yahay iimaamka beesha Mudulood ee deeganada Shabab
Xaamud ayaa mudo  dheer ka mid  ahaa odayaasha dhaqanka ee ku  dhaw maamulka shabaab ee
Munaasabada ayaa waxa  lagu casuumay oo soo xaadiray dhamaan duubabka beelaha ku nool degaanada shabaabku ka taliyo ee gobalada Mudug , Galguduud Hiiraan iyo SH/Dhexe .
Xaamud ayaa ka mid aha maamulki Sh/Dhexe ee Maxamed Dheerre sanadihi 2000 ilaa 2003 isagol ahaa agaasimihi gaadidka ee maamulkaas .