Hogaamiyaasha Shirka Madasha wadatashiga Qaran, oo Magaalada Mogadishu ku shirsanaa sideedii maalin ee lasoo dhaafay ayaa waxaa ay manta ugu dambeyn ay soo saareen war-murtiyeed ku aadan shirkooda.
Hogaamiyaasha Madasha ayaa Shirka ka soo saaray War-murtiyeed ay isku raaceen intuu soconayay Shirka.
Sidoo kale waxaa isha lagu hayay, go’aankii dhawaan guiga doorashada ay soo saareen waxa iska bedelaya, balse Go’aankii ay horay u soo saareen Guddiga Doorashooyinka Dadban ee shaaciyay Xiliga ay dhaceyso Doorashada Soomaaliya oo ay tilmaameen in Doorshada Madaxweynaha ay qabsoomi doonto 30 OCT, waxba iskama bedelin.