Jugta qaraxa ayaa goordhow waxaa laga maqlay degmooyinka Koonfureed ee Magalada Muqdisho,waxaana la sheegay in uu ahaa qarax Gaari.
Qarax ayaa ka dhacay meel aan ka fogeen Isgoyska dabka ee Magalada Muqdisho,waxaana kasoo baxaya warar kala duwan.
Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa mid lagu dhejiyay gaari nooca raaxada ah,isla markaana aysan cidi saarneyn laba ruux oo la socotay ay ku sugnaayeen meel u dhow halka gaariga uu yaallay.
Wararka kusoo kordha kala socda Radiodalsan.com