Deg Deg: Injineer La Shaqeynayay Turkiga oo Qarax Lagu Dilay Degmada Hodan

Qaraxa ayaa loogu xeray  Injineerka iyo dadkii  la socday gaariga ay wateen.

Qaraxa Injineerka lagu dilay waxa uu ka dhacay Degmada Hodan ee Magaaladda Muqdisho.

Ma jirto faahfaahin intaasi ka badan oo weli la helay.

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor