12 Musharax ayaa ka baxay hoolki dooda kadib markii ay sheegeen iney ka shakiyeen sababta aysan dooda live uga aheen TV -ga qaranka , musharaxinta oo ay ka mic yihein Shikh Sharif iyo Abdurahman Abdishakur aya hada ku si socda hotel Jazeera oo ay shir jaraaád ku laban doonan
Mohamed Ali Ameeriko oo musharaxinta ka mid ah ayaa sheegay in ay u egtahay internet magaalaa in la hardy si aysan dadka live u noqon
La soco wixi so kordha