Dagaal ayaa haatan la sheegayaa in uu ka socdo qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir,kaas oo u dhaxeeyo Ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta amniga Muqdisho iyo Maleeshiyaad hubeysan.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada xasilinta amniga oo howlgallo wada ay ku soo dhaceen Ciidamo kuwo deegaanka ah,oo halkaasi ay Bar-Koontorool u taalay,waxana hada socda dagaal laga maqlayo Xaafadaha kala duwan ee degmadaasi Wadajir.
Macada weli khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaas dadka deegaanka qaarkoodna waxa ay sheegaayaan in ay casbi soo wajahday welina ay rasaas dhaceyso.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com