Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Kulankoodi 3-aad ku yeeshay Xarunta Golaha Shacbiga ee magaalada Muqdisho, waxayna iska dhex xuleen Guddi ka kooban 15-Xildhibaan oo ka shaqeeya Howlaha Doorashada Gudoomiyaasha labada Aqal ee Barlamaanka.
Gudoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka, Cusmaan Cilmi Boqore ayaa shir gudoomiyey Kulankaasi waxaana Kulankaasi soo xadiray inta badan Xildhibaanada Labada Aqal ee Barlamanka.
Halkan Hoose Ka Dhegeyso Codka.