• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Dadka Qaba Xanuunka HIV oo Cabasho u direy Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya

Bilan Media by Bilan Media
August 3, 2017
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dad Fara badan oo Soomaali ah ayaa la Xanuunsan Xanuunka HIV hase yeeshee Dadkaas marka la fiiriyo Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waa ay ku dhibaateysan yihiin waxayna Maalin waliba  ay la kulmaan Faquuq aad u Baahsan,waxaana Faquuqa ugu badan uu uga yimaadaa Qaybta HIV ee Wasaaradda Caafimaadka  sida uu sheegey Maxamed Saciid Shire oo   Ururka dadka la nool Xanuunka HIV u qaalbisan Dhinaca Caafimaadka ama Daawada islamarkaana la taliya dadka qaba   Xanuunka HIV

“Waxaan ka Cabaneynaa Qaybta HIV Qaabilsan Wasaarada Caafimaadka oo Dadka qaba Xanuunka HIV faquuq weyn ku sameeysey ,sidoo kale Qaybtaas  qaabilsan HIV  waxay noo adeegsatey Awood islamarkaana Waxay Barnaamijyo ay la haayeen Dadka Xanuunka HIV ay siiyeen Dad kale sidaa darteed  mar aan weydiiyey Maxamed Saciid in ay Cabashadooda u Gudbiyeen Wasiirada iyo Hayadaha Qaabilsan Xanuunkaas ayaa Waxaa uu yiri

“Wax badan ayaa  Cabashadeeda ku aadan Qaybta HIV ee Wasaarada Caafimaadka u gudbiney Madaxda Dowlada, Xildhibaanada Baarlamaanka,  Wasiirada Caafimaadka Drs Fowsiyo,Hayadaha Taageera Dadka Qaba xanuunka  HIV iyo Gudiga la Dagaalanka  Xanuunka ee Koonfurta iyo Bartamaha ee SCAC hase yeeshee  waxaana isla hayn  wax badan baa is bedeli doono balse weli Faquuqii waa uu ka jiraa Qaybtaas  waxaa  kale uu intaa ku darey Maxamed Saciid

“Qaybta HIV ee Wasaarada Caafimaadka weli ma aqoonsane Ururka ay leeyhiin dadka la nool Xanuunkaas sidoo kale waxay wax ka qaban waayeen Faquuqii aan kala kulaney Isbitaalada qaar ka dib markii dadka Xunuunkaas laga hor istaagey in  ay isbitaaladaas ka helaan Adeeg Caafimaada Tusaale  Hooyo Uur oo qabta Xanuunkaas  ayaa Isbitaalada Diideen in ay Fooliyaan Aakhirkii Hooyadaas waxay ku   dhashey  Canug Mayd ah Goob Umuliso dhaqameed oo aan Tababarneyn  waan wax laga naxo in Shaqaale Caafimaad oo Tababaran ay faquuqaas Sameeyaan.

Ugu Dambeyn Dadka Qaba Xanuunka HIV  waxay u soo jeediyeen Madaxda  Qaranka , Xildhibaanada Federaalka  iyo Wasiirada Caafimaadka in ay si deg deg ah wax uga qabtaan Cabashadeen waxaan si gaar oo Xushmad ku jirto uga codsaneynaa Wasiirada Caafimaadka in deg deg arrintaa u soo farageliso maadaama Xaquuqdii aan ku lahayn Qaybta HIV Wasaarada Caafimaad aan ka heli weyney

Previous Post

Dhageyso:-Ahlusuna oo Iclaamisay dagaal lagu qaado Magaalada Xeraale

Next Post

Dhageyso:-Kaniisaddii laga furay Hargeysa oo Al-Baabada la isugu dhuftay

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Next Post

Dhageyso:-Kaniisaddii laga furay Hargeysa oo Al-Baabada la isugu dhuftay

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Labada Dal Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada...

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta marti gelin doonta qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka, kuwaasoo horey u...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
  • Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
  • Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00