Ciidanka Dowladda oo howl-gal Culus ka fuliyay deegaannada u dhexeeya Balcad iyo Afgooye

Ciidamadda Qalabka Sida ayaa howlgallo Culus ka wada deegaannada u dhexeeya Balcad iyo Afgooye halkaasi oo dhawaan Ciidanku si buuxda ula wareegeen.

Ciidanka Saaka degaanadaasi howlgallada ka billabay ayaa waxaa ay ka kooban yihiin qaybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga dalka, waxaana howgalka saaka si gaar ah u fuliyay Ciidanka Duufaan ee Nisa iyo Ciidanka Booliiska gaarka ee Haram-cad.

Ciidanka oo dhawaan la wareegay degaanada, ayaa waxaa ay si gaar ah howgal qorsheysan kaga fuliyeen degaanada kala ah:

  1. Basra
  2. Sapyo
  3. Bahdaad
  4. Beled Al Kariim
  1. Baldooska
  2. Alifoow
  3. Muryaley
  4. Daniga Balow
  5. Buula Xansholey.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor