Ciidamadaan la waregeen waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa ka dambeysay kadib markii ciidankaas aysan in muda ah helin wax musharaad ah.
Wararka ayaa intaas ku daraya in meelaha ay la wareegeen uu ka mid yahay Bankiga dhexe.
Dhinaca kale kulamo ayaa haatan kasocda garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee Gaalkacyo kaas oo u dhaxeeya gudiyadii loo xilsaaray xasilinta xiisada magaalada Gaalkcyo